midii aan gacaloodayee
gidiigood haweenkaba
gaar ugala soobaxaa
iigaysatay guhaadiyo gardaree
garabkay banaysoo
intey gees martay wacadkii
mid kale midkale guursatee
guurtidiyo dhaqan kow
intii garaadlow
xaajo gaamurtiyo
gafbaan tirsanayaa
godob ban tirsanayaaye
han loo garnaqooo
midii aan gacaloodaybaa
gud curiyo goob cidlaa igu dhaftayo
hal bawlahay igaysee
igaraabi waydoo
intay guclo orad bilowday
gayi kale gayi kale udhaftee
gurtidiyo dhaqankow
intii garaadloow
xaajo gaamurtiyo
gadbaan tirsanaya
godob baan tirsanayaaye
hana loo garnaqo

Exit mobile version