VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habaryartee - Lyrics

Habaryarteey nasraay Garashiyo hufnaanbuuu Rabbi ku hibeeyooo Hadalkaaga wacan Hiyigaa ku diirsada 2x Annaa hadalo weeyaan Munooy inaad habkaagii Iigu hagar baxdoo Hilibkeeygiii Hilibkeeygii tahay Haa hilibkaygii Hilibkaygii tahay 2x Habbooo hooyooyinkayoow Habboo habboo Hooyooyinkayoow Halkii la iga beeroow Waan hubaa la'aantiin Halis kama baxeenoo Hir maanan dhaafeen 2x Habaryartee ayaaneey Habeenkaan hadaaqiyo Illaa heerka maantaad Farxad igu hagoogtoo Dhibbaad igaaa hor joogteeee 2x Hadkaastana naciimiyo Rooda waa hawlbawlihii Wadnahayga habayoo Sinna aaanan Sinna aaan u hureeyn Sinna aana u hureeyn 2x Haboo hooyooyinkayoow Haboo haboo hooyooyinkayoow Halkii la iga beeroow Waan hubaa la'aantiiiiiiin Halis kama baxeenoo Hir maanan dhaafeen 2x
Queue is empty
-- / --