VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Habaryartee mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sadaam sky
Habaryartee

Habaryarteey nasraay
Garashiyo hufnaanbuuu
Rabbi ku hibeeyooo
Hadalkaaga wacan
Hiyigaa ku diirsada 2x

Annaa hadalo weeyaan
Munooy inaad habkaagii
Iigu hagar baxdoo
Hilibkeeygiii
Hilibkeeygii tahay
Haa hilibkaygii
Hilibkaygii tahay 2x

Habbooo hooyooyinkayoow
Habboo habboo
Hooyooyinkayoow
Halkii la iga beeroow
Waan hubaa la’aantiin
Halis kama baxeenoo
Hir maanan dhaafeen 2x

Habaryartee ayaaneey
Habeenkaan hadaaqiyo
Illaa heerka maantaad
Farxad igu hagoogtoo
Dhibbaad igaaa hor joogteeee 2x

Hadkaastana naciimiyo
Rooda waa hawlbawlihii
Wadnahayga habayoo
Sinna aaanan
Sinna aaan u hureeyn
Sinna aana u hureeyn 2x

Haboo hooyooyinkayoow
Haboo haboo hooyooyinkayoow
Halkii la iga beeroow
Waan hubaa la’aantiiiiiiin
Halis kama baxeenoo
Hir maanan dhaafeen 2x

codkii Sadaam sky