cirkaan saadaal.ka eega
ismahaan cudeeyneey
in aan caawa kulanee
farxaad cayniyo
ubax wada casuus
curubtiisa lulilaa

waa caano iyo malab
iyo caynka doogee
caqashan aan kuqabo
iga caawi cudeeneey
cadil waxan baryaya
inan calaf wadagno
ku cawayno noloshe
canaab baxay la.moodyey
ha cidlaynin naftan
ku calmatay adigge
wa caano iyo malab
iyo caynka doogee
cashaqan ku qabo
iga caawi cudooneey

Exit mobile version