VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Milicsi - Lyrics

Sida ubax malalay Ama may dhul oo Oo miro ku da'ay Milicsiga adaaaa Indhaha umatala Indhaha umatalaaa Macaneey xiskiyoooo Adigaaa haaaaaa Maankiyoooo Makaxdiyooo Qalbigaaaaa U ahaaday mUftaax Raaqiyaay mulkiyay U ahaaday mUftaax Raaqiyaay mulkiyay Raaqiyaay mulkiyay muhashadii naftaydaay Maamulkii kashaydaay muhashadii naftaydaay Maamulkii kashaaay Miciinkii qudhaydaay Macaneey i hoooo hoooo hoooo Macaneey i hoooo hoooo Sida maayad roob Ama muhud guyoo Curtay maalin wacan Muxabada adaaa Maankayga baday Maankayga baday Macaaneey qalbigaaa Adigaaaaaa Muuqiyoooooo Maaamuuusiyoo Habsamiiiiii Ku macsuumayoooo Raaqiyaay mulkiyay Raaqiyaay mulkiyay Muhashadii naftaay maamulkii kashaay Muhashadii naftaydaay maamulkii kashaay Miciinkii qudhaydaaa Macaaneey ihooooo Hooooooo hooooo Macaneey i hooooooo hoooooooo
Queue is empty
-- / --