VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Milicsi mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sadaam sky
Milicsi

Sida ubax malalay
Ama may dhul oo
Oo miro ku da’ay
Milicsiga adaaaa
Indhaha umatala
Indhaha umatalaaa

Macaneey xiskiyoooo
Adigaaa haaaaaa
Maankiyoooo
Makaxdiyooo
Qalbigaaaaa

U ahaaday mUftaax
Raaqiyaay mulkiyay
U ahaaday mUftaax
Raaqiyaay mulkiyay
Raaqiyaay mulkiyay

muhashadii naftaydaay
Maamulkii kashaydaay
muhashadii naftaydaay
Maamulkii kashaaay
Miciinkii qudhaydaay

Macaneey i hoooo hoooo hoooo
Macaneey i hoooo hoooo

Sida maayad roob
Ama muhud guyoo
Curtay maalin wacan

Muxabada adaaa
Maankayga baday
Maankayga baday

Macaaneey qalbigaaa
Adigaaaaaa
Muuqiyoooooo
Maaamuuusiyoo
Habsamiiiiii

Ku macsuumayoooo
Raaqiyaay mulkiyay
Raaqiyaay mulkiyay

Muhashadii naftaay maamulkii kashaay
Muhashadii naftaydaay maamulkii kashaay

Miciinkii qudhaydaaa
Macaaneey ihooooo
Hooooooo hooooo
Macaneey i hooooooo hoooooooo

codkii Sadaam sky