my queeen safa nuuraay
walaashay khadra sharafeey
bu dii aragaay ilhaan
barkii ruuxdaay ilwaad
burjiga smahaay ugbaad
basray sharafeey mumtaas
bahdii quruxdaay malyuun
adaanasabeey bidhaan
umudan bilistaa aduun
baryahan nafbaan ahooo
basbaan kuu ahay mudaba
bartaa beerkaad nasriin
lilaahi ku beeran thay
badhkiinoloshaay hoo
i love you hablihii somaliyed

cadceed biliglaay ifraax
xalii aragaay bilkhayr
midaan ubogaay kaltuun
wadnaha bidixdaay sabriin
baashaad kaga taal suhuur
amiraay ayaan bilanaay dhigaa
hibooy bashar kula simaa
baryahan nafbaan ahoo
basbaan kuu ahay mudaba
bartaa beerkaad nasriin
bilaahi ku beeran tahay
badhkii noloshaay hoo
i love you i love you

Exit mobile version