Hablaha
Mid quraan anigu ka helaaa
Hablaha
Mid quraaan u heellanahooo
Hannaan qurux baan u hawlgalayoo
Hablaha
Mid quraan murtida ku habaaa

Hinqadaaa
Waaan soo hinqadaaa
Hadashooo
Markeey hadashooo
Markaan halacsadoo
Haaasaawa macaan
Hakadoo
Heeshaha ma halladay

Muddaaan u halgamay
inaan ku heloo
Muddaaan
Muddaan ku hamiyay horjooggaagee
Markaan ku hantiyay
Hannaan quruxeey
Hawshaan kuu maray
Haddaan kali helay

Hannaaan wacaneey
Naftaad hanatooo
Hiiiman badaneey
Xiskaad u hirtoo
Habeen dhaladeey
Hankaa ku raboo
Xishood huwaneey
Hil baad tahayoo

Adigaa histayda
Adaa hagayoo
Hoggaaaminayoo
Hurdada adigaa
Isoo hormaroo
Hadalkana munaaan
Ku hadraa

Muddaaan u halgamay
inaan ku heloo
Muddaaan
Muddaan ku hamiyay horjooggaagee
Markaan ku hantiyay
Hannaan quruxeey
Hawshaan kuu maray
Haddaan kali helay….

Exit mobile version