ayaan gurux bilaay
waxaan guul hantiyay
goortaan go aan isla
gaadhnay
geesiyow kalgacal
wuxuu garab helaa
markay laba gudboon
isu gaar noqdaan
gacantaydiyeey dumar
gaaridood gobta ugu
haboon kumaa gaadhayaan
garabkaygiyow raga geesiigood
gidigod dhamaan kuma gaadhayaan

aanaa kuu go oo kuma goyn karee
goonibaan adiga kuu gacalsadee
gasho hoo go ayaan garo caashaqoo
iigaar ahow

balantana gadade
gida giijisaa
gabdho laga xushaa
guri laga dagaa
sharaftana garadi
ku fabaal galaa
hadba lo gudaa
axdi lala guraa
gaaridaydiyee
gaasiraad ilow
kuma gabi karee
adna guur xirkaa
geesigaygiyow
adigaa go aan
dhigay gooyahee
haka bixin gartaa

Exit mobile version