VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jaandheer mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Jaandheer

suhuur waligaa ujarmaadaa
xisku kaligii ma jiboodaa
naftu boqol jeer ma jibaadaa
jidhku badidiii ma xadreeya
safwan caawaba ma ilajoogta
naftu kaligaa ma ku jamataa
jaleecadaa ma ila haysaaaa
jeexyo doogliyo rays ma naalno
judha aan kula rafiiqiyo
waayuhu nabdigayga jawabsan
uhelay dugsigaaga qudhaa
qudhaa jecel weheshigaaga
judhaan aan kula rafiiqee
ayuu nabdigii jawaabsan
uhelay dugsigaaagaa
jin kaan kaba naarayaa cashaqa
jaajuuskiyo naar afuufka
jab baan idhi nacab ka baby
jagaan kaa siiyey maanka
anaa jano kuu arkaaaya
jamaalkiyo dheeha muuqda
jalbaad iitahay xabiibi
oo anaa jecel wada jirkeena
xabiibii

suhuur qalbigii jiifi jiraybaa
jawaabtaad itihdi kudawoboo
jugta gaadhuuu ku ladnaadoo
jaanis baa imid uu ku naaloo
dhibtu aligay ma jihayne
adaa igu kabay juhdigaagoo
safwaan tababaray ujanaado
tabtii jananka tal talaabsaday
miyaan ku idhaa jikaarkaba
adaa jawigayaga bilay
hAdeer jadwalkii arooska
jaan dheer utumoo diyaari
miyaan kuu idhaa jikaar
adaa jawigayga bilay
hadeer jadwalkii arooska
jaandheer utumoo diyaari
jinkaan kaba naaray caashaqa
jaajuuskiyo naar afuufka
jawharadaada isaaqay
jagaan kaasiiyey maanka
anaa jano kuu arkayaa
jamaal iyo dheeha muuqda
jalbaad ii tahay xabiibii
oo anaa jecel wada jirkeena

codkii Safwaan Halac