i kaabaay kasha habeeyaay i kaalaay guusha keenaay
kal deeqaay kalsooni beeraay kifaaxaay karti abuuraay
adaan kalifayn bogayga adaa kasbadoo naftayda
i kaabshay ina kadeedayn i kaa galin kaaha goorna

kobciya waan gudan xilkayga koriya waan hanan intayda
jacaylkana kaalintaada sabiib ku giiji karaamadaada

xis deeqay kadis sameeyaay xal keenaay xuma ka suulaay
xurmeeyaay karaahi diidaay xadreeyaay kurba daweeyaay
adaa u xaq mudan kashayda adaan ku xusoo kaskayga
ku xeeran kuna xadaysan xurmooy helay kootadayda

Exit mobile version