laab lakaca bilaashiyo
humaag luqunta loo taago
lahashada hilbaha laalane
gabi kaa laalnaa iyo
inaan usoo lumo
libin kasoo jeedin
laqanyada anoo leyliyaa
laastay oon uxirayee
labe igu noqo hadeer
ina luman imana leexshane
halu go i waxad laaqaysaa
laacib soo jabaye
laxow iyo muraad kala lushoo
la isku noqon labay
laba cisho jaceyl loo tishoo
leydha kala raacaa
iigu liici mayside
waan lixaad sadaye
libaan adigoo is luri
gogosha laa laabo
qowl igu lilaahiye
run baab ku laaqimaye
labba e adoo luulkii
jecay lafaha kuu siiyay
inaad lexe jicleesaa
markaa waa laciifnimee
kalsoonidu marbay laalantaa
wayna libi dhaayee
saxar laydhu qaadataa
dhowr iidartaa ulaamee
nimaad laba digleysaa ahaye
ha igu soo laaban
laxow iyo muraad kala lushoo
la isku noqon labay
laba cisho jaceyl loo tirshoo
laydha kala raacey
igu liici mayside
waan lixaad sadaye
libaan adigoo is lurin
gogosha laalaabo

Exit mobile version