VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mataantii nafta - Lyrics

Mataantii naftaydaa Mar labaad jacayl igu maaxdaybaa Maankay dagoo miyir kacay dartaa Maa naf kuu muhatoo magantaa ahbaan Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn 2x Maamulihii naftaay Intaad i mooganayd Murugtaa badnayd La,aantaa madow Mugdibaan ku jiray Wehelna maanan helin Wehelna maanan helin Wehelna maanan helin Wehelna maanan helin Wehelna maanan helin 2x Mooyiyee mooyiyee Ma anaan jacayl kuu muujinayn Mooyiyee mooyiyee Ma adaa murugteyda raba Mooyiyee mooyiyee Ma anaan muxibaba aqoon Mooyiyee ma anaan muxibaba aqoon 2x Arladoo madow nuur iyo misbaax Mugdigii dirtaay ma ahaan karee Hadaan maarmi lahaa miyirka aad hagtaan Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn 2x Mataantii naftaay Intaan iga maqneyd Waan mooraal jaboo La,aantaa marwooy Mude baan ku jiray Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Mataantii naftaay Intaan iga maqneyd Waan mooraal jaboo La,aantaa marwooy Mude baan ku jiray Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Farxadna maanan helin Farxadna maanan arag Mooyiyee mooyiyee Ma adaa murugteyda raba Mooyiyee mooyiyee Ma anaan jacayl kuu muujinayn Mooyiyee mooyiyee Ma anaan muxibaba aqoon Mooyiyee ma anaan muxibaba aqoon 2x
Queue is empty
-- / --