VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Mataantii nafta mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Safwaan Halac
Mataantii nafta

Mataantii naftaydaa

Mar labaad jacayl igu maaxdaybaa
Maankay dagoo miyir kacay dartaa
Maa naf kuu muhatoo magantaa ahbaan
Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn
Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn
Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn
Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn
2x

Maamulihii naftaay
Intaad i mooganayd
Murugtaa badnayd
La,aantaa madow
Mugdibaan ku jiray
Wehelna maanan helin
Wehelna maanan helin
Wehelna maanan helin
Wehelna maanan helin
Wehelna maanan helin
2x

Mooyiyee mooyiyee
Ma anaan jacayl kuu muujinayn
Mooyiyee mooyiyee
Ma adaa murugteyda raba
Mooyiyee mooyiyee
Ma anaan muxibaba aqoon
Mooyiyee ma anaan muxibaba aqoon
2x

Arladoo madow nuur iyo misbaax
Mugdigii dirtaay ma ahaan karee
Hadaan maarmi lahaa miyirka aad hagtaan
Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn
Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn
Meelna kaa tagayn meelna kaa dagayn
Meelna kaa tagayn meelna kaa tagayn
2x

Mataantii naftaay
Intaan iga maqneyd
Waan mooraal jaboo
La,aantaa marwooy
Mude baan ku jiray
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin

Mataantii naftaay
Intaan iga maqneyd
Waan mooraal jaboo
La,aantaa marwooy
Mude baan ku jiray
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan helin
Farxadna maanan arag

Mooyiyee mooyiyee
Ma adaa murugteyda raba
Mooyiyee mooyiyee
Ma anaan jacayl kuu muujinayn
Mooyiyee mooyiyee
Ma anaan muxibaba aqoon
Mooyiyee ma anaan muxibaba aqoon
2x

codkii Safwaan Halac