VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taashka arooska - Lyrics

jaceylka talaalma jaleecoo ayaa ku tarmaaya kashayda tushka dhaban kaaga kuyaala ayaa igu toogtay darenka talaabada laafyaha muuqa nafta tidhi eeg haka jeedsan jaceyl sidii roob igu tiixay ayaa togag wayn iga jeexday hubayo kaad igu tuurtay ayaa talo wayn igu beeray si aan tii xagoo usameeyo xalay xidigahaan tirinaayey haduu caashaqeenii tisqaaday macaan xidho taashka arooska taariikhda si aan ugu waarno taswiir ila soo gal xasuus ah si uu tuhun uga badbaado nacab ka talaal caashaqeena si uu todobaatan u dhaafo taya gurigeena useexsa si aan tafaraaraq u bi inoo talo labadeena na midaysa hadeer tamash loo bixinaye taare kalgacayl ila soo kor indho qurux baa latusaaye hargeysa kaalay sanag taga tafiirka dhugii laga beeray tusme bilicdii kor daalo haduu caashaqeenii tisqaaday macaan xidho taashka arooska taariikhda si aan ugu waarno taswiir ila soo gal xasuus ah haduu caashaqeenii tisqaaday macaan xidho taashka arooska taariikhda si aan ugu waarno taswiir ila soo gal xasuus a
Queue is empty
-- / --