VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Taashka arooska mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Safwaan Halac
Taashka arooska

jaceylka talaalma jaleecoo
ayaa ku tarmaaya kashayda
tushka dhaban kaaga kuyaala
ayaa igu toogtay darenka
talaabada laafyaha muuqa
nafta tidhi eeg haka jeedsan
jaceyl sidii roob igu tiixay
ayaa togag wayn iga jeexday
hubayo kaad igu tuurtay
ayaa talo wayn igu beeray
si aan tii xagoo usameeyo
xalay xidigahaan tirinaayey
haduu caashaqeenii tisqaaday
macaan xidho taashka arooska
taariikhda si aan ugu waarno
taswiir ila soo gal xasuus ah

si uu tuhun uga badbaado
nacab ka talaal caashaqeena
si uu todobaatan u dhaafo
taya gurigeena useexsa
si aan tafaraaraq u bi inoo
talo labadeena na midaysa
hadeer tamash loo bixinaye
taare kalgacayl ila soo kor
indho qurux baa latusaaye
hargeysa kaalay sanag taga
tafiirka dhugii laga beeray
tusme bilicdii kor daalo
haduu caashaqeenii tisqaaday
macaan xidho taashka arooska
taariikhda si aan ugu waarno
taswiir ila soo gal xasuus ah
haduu caashaqeenii tisqaaday
macaan xidho taashka arooska
taariikhda si aan ugu waarno
taswiir ila soo gal xasuus a

codkii Safwaan Halac