VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxii rajada - Lyrics

qalbigaad iftiin ku shidaa ileys inaad ila jirtaa iigu weyn aduun ood ii ogtahay inaan adi dartaa ahay ruuxaan ahay ahayee 2x anoo aamusaan uurka ka hadlayaa waad ideeqdayoo jacayl aawadii baan ololayaa mana ooyayee ilintaan ceshaa 2x aragaaga qudhi faxad iigu filan agjoogaaga kali arxan iigu filan oo inaan ku helo afar igaga filan eray aad i dhahdaa intaa iiga badan 2x eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badanee aragaaga qudhi faxad iigu filan agjoogaaga kali arxan iigu filan oo inaan ku helo afar igaga filan eray aad i dhahdaa intaa iiga badan 2x eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badanee in kastoy jiraan naflay aafo sida ma adeecdidoo afka uma furtide ilbaxnimo ayaad ku aqoonsataa umalkay wadaan 2x ana ugub haween kuma ag dhigee ifkaan kuu jecelohoo waan ku aaminee ubaxyada rajada kuwa ugu udgoon qabso iga gudoon 2x aragaaga qudhi faxad iigu filan agjoogaaga kali arxan iigu filan oo inaan ku helo afar igaga filan eray aad i dhahdaa intaa iiga badan 2x eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badanee aragaaga qudhi faxad iigu filan agjoogaaga kali arxan iigu filan oo inaan ku helo afar igaga filan eray aad i dhahdaa intaa iiga badan 2x eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badan eray aad dhahdaa intaa iiga badanee
Queue is empty
-- / --