VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ubaxii rajada mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Safwaan Halac
Ubaxii rajada

qalbigaad iftiin ku shidaa ileys
inaad ila jirtaa iigu weyn aduun
ood ii ogtahay inaan adi dartaa
ahay ruuxaan ahay ahayee
2x

anoo aamusaan uurka ka hadlayaa
waad ideeqdayoo jacayl aawadii
baan ololayaa mana ooyayee
ilintaan ceshaa
2x

aragaaga qudhi faxad iigu filan
agjoogaaga kali arxan iigu filan
oo inaan ku helo afar igaga filan
eray aad i dhahdaa intaa iiga badan
2x

eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badanee

aragaaga qudhi faxad iigu filan
agjoogaaga kali arxan iigu filan
oo inaan ku helo afar igaga filan
eray aad i dhahdaa intaa iiga badan
2x

eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badanee

in kastoy jiraan naflay aafo sida
ma adeecdidoo afka uma furtide
ilbaxnimo ayaad ku aqoonsataa
umalkay wadaan
2x

ana ugub haween kuma ag dhigee
ifkaan kuu jecelohoo waan ku aaminee
ubaxyada rajada kuwa ugu udgoon
qabso iga gudoon
2x

aragaaga qudhi faxad iigu filan
agjoogaaga kali arxan iigu filan
oo inaan ku helo afar igaga filan
eray aad i dhahdaa intaa iiga badan
2x

eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badanee

aragaaga qudhi faxad iigu filan
agjoogaaga kali arxan iigu filan
oo inaan ku helo afar igaga filan
eray aad i dhahdaa intaa iiga badan
2x

eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badan
eray aad dhahdaa intaa iiga badanee

codkii Safwaan Halac