noocisa midkaan ka doortaw
fariimaha cashaqayga
horta ila sii fogaadey
adoon fududaysan sheekada

falsafadiisa caashaqu
siduu igu fidayee
filan waaga yaabka leh
fajac maankayga u sheeg

inaad i furdamisaa
halkeeda inaad gashiyoo
waa inaad i fahanta
is fahanaa i gahantaa
fiyoobi si aan u helo

kalsoonidu waa wax fiican
ba iido iyo wanaag loo
walaac noloshaada fuuqiyo
aduu ku farxaaya caashaqa

fikridihiia aadka ah
miday ii firdhiniyaan
falaadhaha xanuunka leh
bax xanuun mawlaan gocashaday

Exit mobile version