anigoon waxbadan jirin
walbahaar walbahaar
kalkagac baa igu waa bariistee
wahaatay naftaydii
waxa hasataa layable
wadad iyo gaadhiga
kama weecanaysee
wiil yohoow kuwaayaye
war miyaanad iga hayn
mise wareerka caashaqa
kaligay ayaa wareeray
igu wiirsadaa tahay
wacdaraha aduunkaaa
i weeraaminaayee
wadanahayga inan baa
loogu waab sameeyay
wacdaraha aduunkaa
wareeminaayeee
wadanahayga inan baa
loogu waab sameeyay
wanaaga iyo sheekadu
waxaba iima tarayaan
naftanaa wehelku moodee
kuu wasiisinaysee hee haa
ka wanaaje maad noqon

Exit mobile version