xubi taan wadaagnaay xaqiiqdii waxaad tahay
xulashadii haweenkoo xurma loo dhameeyaay
raga xulashadiisow dhirta xubin ku taaliyo
xididadii kalgacalkee
laafyaha xaragadiyo markaad xubna qaada
xaadu i dhaqaaqdoo naftf xiisa galisaa
inanyohow xishoodkiyo xaq dhawrkaaga
wacanbaa dareenkay xasiliyoo qalbigaad
ku xidhantehe
xilihii aan doortaay habeenkaay habeen kaan
xeroonee xidigii aan doortow
xaaskaygii noqataa naga mudan xasuusee
xilka saartay guudkaa
xamdi mahadii weeyaan xakamaha ha sii dayn

Exit mobile version