Badbaan galay
Alay lahee badbaan galay
Iyo baaxad sooroo
Waanigan is toobee
2x
Waa laba barbaaro
Bartamaha halbwlaha
Midba baali haystaa
2x
Beerta jantay aa
Xaydha jeceliyaa
Beerta jantay aa
Xaydha jeceliyaa

Lidi lidi lidi lidi
Dinid xaawaleeyey
Kuu baahday taladuyee
Aayadahan u baydhaa
Lidi lidi lidi lidi
Dinid xaawaleeyey
Kuu baahday taladuyee
Aayadahan u baydhaa

Badbaan galay
Alay lahee badbaan galay
Bilicdii jacaylkana
Baabiyeey maantee
2x
Ana laba bog leeyahoo
Hadba baal u leexi
Boqonta isku heeree
2x
Beerta jantay aa
Xaydha jeceliyaa
Beerta jantay aa
Xaydha jeceliyaa

Lidi lidi lidi lidi
Dinid xaawaleeyey
Kuu baahday taladuyee
Aayadahan u baydhaa
Lidi lidi lidi lidi
Dinid xaawaleeyey
Kuu baahday taladuyee
Aayadahan u baydhaa

Badbaan galay
Alay lahee badbaan galay
Iyo ceel kumbaacoon
Gundada fadhiistee
2x
Hilinkaan u baahniyo
Talo la iigu biirshiyo
Sidaan uga baxaayee
2x
Beerta jantay aa
Xaydha jeceliyaa
Beerta jantay aa
Xaydha jeceliyaa

Lidi lidi lidi lidi
Dinid xaawaleeyey
Kuu baahday taladuyee
Aayadahan u baydhaa
Lidi lidi lidi lidi
Dinid xaawaleeyey
Kuu baahday taladuyee
Aayadahan u baydhaa

Exit mobile version