VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haduu Nugulku Doogsado - Lyrics

aduun nugul ku doogsaday rahuna nawda doob gudbay naf yaruhu wax qudhsaday raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday nabsigiyo ayaankow xageebad ku noshihiin hadii aan ku naawilay hay gabin nasiibow ileyn jacalku waa nabar waa nudub caloled oo lagama nuuxsado allahayoow nanabad gali naruurada nimcadada nagu dhowr aduun laysu nool yahay naruurada dhigeen qabo naxli inan kusii bado adoo noogsan caashaqa markaan hibasho nuuxsado naftu way igu diidaa nabadiyo nas ila gaadh naftu way igu diidaa nabaadiyo nas ila gaadh ileyn jacaylku waa nabar waa nudub calooled oo lagama nuuxsado nolol uquudhi waagiyo nacas igu ambada iyo nin laduufsanaa iyo nacab iyo warxumo iyo dadka intaya nabad tihin nafta kuwaan la qaybsado nabdigaan ku haystaye
Queue is empty
-- / --