VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Haduu Nugulku Doogsado mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sahra Ahmed
Haduu Nugulku Doogsado

aduun nugul ku doogsaday
rahuna nawda doob gudbay
naf yaruhu wax qudhsaday
raganimo ninkaagii nacasnimo
maxaa baday nabsigiyo ayaankow
xageebad ku noshihiin
hadii aan ku naawilay
hay gabin nasiibow
ileyn jacalku waa nabar
waa nudub caloled oo
lagama nuuxsado
allahayoow nanabad gali
naruurada nimcadada nagu dhowr
aduun laysu nool yahay naruurada
dhigeen qabo naxli inan kusii bado
adoo noogsan caashaqa
markaan hibasho nuuxsado
naftu way igu diidaa
nabadiyo nas ila gaadh
naftu way igu diidaa
nabaadiyo nas ila gaadh
ileyn jacaylku waa nabar
waa nudub calooled
oo lagama nuuxsado
nolol uquudhi waagiyo
nacas igu ambada iyo
nin laduufsanaa iyo
nacab iyo warxumo
iyo dadka intaya nabad tihin
nafta kuwaan la qaybsado
nabdigaan ku haystaye

codkii Sahra Ahmed