Maxamed:
sida waaga iftiima ama waadi xareeda
wayileey quruxdaada indhaygu wareere
adigay wada qaado dhaman waad i sidaaye
aan wadagnoo cayaaree i weydaarso gacmaha

Sahro:
anba dee wajigaaga walacdii u horeeysay
indhahan war wareershoo waxba waan arki waayee
wadnahayga qumaati adigaa ku wareemee
ku weedaarshay gacmahee aan wadaagno cayaarta

maxamed:
intii aan wadankeena walecaadi dhamaan
maxaa dee ha is waalin waykanee soo dhawoow
adigaa i wada qaado dhaman waad i sidaaye
aan wadaagno cayaare i weydaarso gacmaha

sahro:
anba waayaan ku raadshee
waan isku soo bixi waynee
hadaan caawa wada joogno
warkani soo ma dhamaanin
wadnahayga qumati adigaa ku wareemee
ku weydaarshay gacmaha aan wadaagno cayaarta

By Ikra

Exit mobile version