Anigoo oon wax badan jirin
Walbahaar walbahaar
kalgacalbaa igu waabariistee
wahataye naftaydii waxaa haysata
la yaable wadada iyo gaadhiga kamaweecanaysee
wiil yahow kuu waayee war miyaanad iga hayn
mise weerarka caashaqu kaligay aa wareeryo
huu kaligay aa wareeryo ig wiirsadaa tahay
wacdaraha aduunkaa i wareeminaayee
wadnahayga inan ba looga waab sameeyee
wanaaga iyo sheekadu waxba iima taraayaan
naftan wehelku moodee ku wisiisiyaysee
ka wanaaji maad noqon

Exit mobile version