VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoobaalayoo - Lyrics

hoobaalayow heedhe halkii aan ku ababayiyo hargeysiyo burcooy heedhe dhulkii aan ku hanaqaadiyo arabsiyooy heedhe hoobaalayow heedhe gabilay hadhkeediyo hankii booramaay heedhe hoobaalayow heedhe hilaadii wajaaliyo dhulkii horumarkaw heedhe hoobaalayow heedhe hareeraha badeeeniyo hawda la isku dilayaay dheh hoobaalayow heedhe saaxil iyo hanaankeeda wacan hilin wanaageed dheh hoobaalayow heedhe heerkeeda sheekhiyo jidkaad nabad ku haystaa dheh hoobaalayow heedhe hamuuntaan u qabo ceerigaabo dalay hiligeeda hee dheh hoobaalayow heedhe hilaadeeda buuhoodle iyo harada lascaanood hoobaalayow heedhe haabhaabo caynabo saraar hoosna ha u dhaafin hoobaalayow heedhe hodoan weeye beeraha ku yaal saba cadaabkeeda hoobaalayow heedhe allahayoow adaa noo hayee lagu haraad beelo hoobaalayow heedhe taariikhdeena haybteedu waa lama haleeyaan dheh hoobaalayow heedhe hawdiyo galbeediyo dhulkay hooyaday tahay dheh hoobaalayow heedhe halgankiyo dalkii halkii aan kusoo galay dheh hoobaalayow heedhe halyeeyadu halkay igaga dhinteen hoobiyuhu laayay hoobaalayow heedhe ma hilmaami karo wiilashii hawsarku u sidaye hoobaalayow heedhe naafadu halkay igaga taal waa hafeef darane hoobaalayow heedhe haanta nabada hawsha iska jira yaanay hoos u dhicine hoobaalayow heedhe haye guusha cadawga iska hira heera nacabkeena hoobaalayow heedhe
Queue is empty
-- / --