VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Grgo - Lyrics

ubadka sidaa loo korshee af iyo dhaqan loo baraa jacaylka asluub san iyo wanaag lagu ababiyaa lamaane is aaminaa aayaha caashaqa kabsada abaalna waxa lloo galaa adunyada ruux u jecel ergada waxaa loo galaa arinkaad waayeel u tahay waxaad gasho kii ogbaa runtii oori loo noqdaa inana maantiyo beriba jacaylkeeni waa ugbaad sidii ubax nuuraybuu nafta ashqaraar gashoo man iyoo waa rays udgoon inaan kuu oomanahay ifkana kaligaa ku rabo asaaaagaa kaa calmaday xabiibi adba waad ogatahy qalbigu inuu ooyayoo indhaha naxariis fatahay ilmaday ku daadiyeen iliilo noqdeen la soco alaylkiyo maalintii dariiqaba inaan aawada dantaydii ilaawayoo adiga uun ku sugaayo garo inana maantiyo beriba jacaylkeeni waa ugbaad sidii ubax nuuraybuu nafta ashqaraar gashoo man iyoo waa rays udgoon
Queue is empty
-- / --