VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Grgo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sahra ilays
Grgo

ubadka sidaa loo korshee
af iyo dhaqan loo baraa
jacaylka asluub san iyo
wanaag lagu ababiyaa
lamaane is aaminaa
aayaha caashaqa kabsada
abaalna waxa lloo galaa
adunyada ruux u jecel
ergada waxaa loo galaa
arinkaad waayeel u tahay
waxaad gasho kii ogbaa
runtii oori loo noqdaa
inana maantiyo beriba
jacaylkeeni waa ugbaad
sidii ubax nuuraybuu
nafta ashqaraar gashoo
man iyoo waa rays udgoon

inaan kuu oomanahay
ifkana kaligaa ku rabo
asaaaagaa kaa calmaday
xabiibi adba waad ogatahy
qalbigu inuu ooyayoo
indhaha naxariis fatahay
ilmaday ku daadiyeen
iliilo noqdeen la soco
alaylkiyo maalintii
dariiqaba inaan aawada
dantaydii ilaawayoo
adiga uun ku sugaayo garo
inana maantiyo beriba
jacaylkeeni waa ugbaad
sidii ubax nuuraybuu
nafta ashqaraar gashoo
man iyoo waa rays udgoon

codkii Sahra ilays