VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isniin - Lyrics

Ayaamahaa ayaamaha Ilaahay ilaahay Waxaa eebe kuu uugoo Waayaha u doorsaba 2× Axadkan lidkan beerkii Isniin isniin Isniin baalaha u guray Ugubo caashaqbaa yidhi Baal qabso ugbaadeey Ugubo caashaqbaa yidhi Baal qabso ugbaadeey Ubax caashaq hooyoo Ka ilaali murugada Ubax caashaq hooyoo Ka ilaali murugada Waa kugu amaanee Waa kugu amaanee Ubax caashaqbaa yidhi Baal qabso ugbaadeey Ugubo caashaqbaa yidhi Baal qabso ugbaadeey Ubax caashaq hooyoo Ka ilaali murugada Ubax caashaq hooyoo Ka ilaali murugada Waa kugu amaanee Waa kugu amaanee Ana idhi ishaarada Aqbal waa gudoonee Ana idhi ishaarada Aqbal waa gudoonee Abshirkiyo kalgacalada Aamiinta ducadiyo Abshirkiyo kalgacalada Aamiinta ducadiyo 2× Axadii lagu heloo Iilaa aamanoo Isku aaminaa isku aaminaa Isku aaminaa isku aaminaa 3×
Queue is empty
-- / --