VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Isniin mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sahra ilays
Isniin

Ayaamahaa ayaamaha
Ilaahay ilaahay
Waxaa eebe kuu uugoo
Waayaha u doorsaba

Axadkan lidkan beerkii
Isniin isniin
Isniin baalaha u guray

Ugubo caashaqbaa yidhi
Baal qabso ugbaadeey
Ugubo caashaqbaa yidhi
Baal qabso ugbaadeey
Ubax caashaq hooyoo
Ka ilaali murugada
Ubax caashaq hooyoo
Ka ilaali murugada
Waa kugu amaanee
Waa kugu amaanee

Ubax caashaqbaa yidhi
Baal qabso ugbaadeey
Ugubo caashaqbaa yidhi
Baal qabso ugbaadeey
Ubax caashaq hooyoo
Ka ilaali murugada
Ubax caashaq hooyoo
Ka ilaali murugada
Waa kugu amaanee
Waa kugu amaanee

Ana idhi ishaarada
Aqbal waa gudoonee
Ana idhi ishaarada
Aqbal waa gudoonee
Abshirkiyo kalgacalada
Aamiinta ducadiyo
Abshirkiyo kalgacalada
Aamiinta ducadiyo

Axadii lagu heloo
Iilaa aamanoo
Isku aaminaa isku aaminaa
Isku aaminaa isku aaminaa

codkii Sahra ilays