Anoo sheekada midh bixin
Ma yeedhaan ii dhawaaq
Ma kawsaday miyir kalgacal
Dirkiisii maalayee
Miyaan kaa maarmayaa

Anoo anoon muuqaaga argee
Macaanku waa ii qadhaadh
Anoo anoon muuqaaga argee
Cuntoba waa ii madow

Midh iyo mawjadaha carjama
Ayaa igu meersanoo
Adaan kula magansadee
Dhaanjenarigii murgiyo
Muskiyo ooda u adkee

Abmala oorganaa mariig
Abmala oorganaa mariig
Alaha naga moosa oo
Macaanoow mehersigeena
Malaaig ha maamuleen
Alaha naga moosa oo
Miirkaygoow mehersigeena
Malaaig ha maamuleen

Anoo kala miiri kara
Bogeed laabta kalgacal
Dhirtaa igu maaxdayoo
Midhaha geedka aan cunaa
Jaleecada milicsadaa

Anoo anoo iska maydh lehbaan
Hadana magacaabayaa
Anoo anoon muuqaaga aragee
Macaan waa ii qadhaadh

Midh iyo mawjadaha carjama
Ayaa igu meersanoo
Adaan kula magansadee
Dhaanjenarigii murgiyo
Muskiyo ooda u adkee

Abmala oorganaa mariig
Abmala oorganaa mariig
Alaha naga moosa oo
Macaanoow mehersigeena
Malaaig ha maamuleen
Alaha naga moosa oo
Miirkaygoow mehersigeena
Malaaig ha maamuleen

Exit mobile version