Alaylahee runtii
Reexaanta caashaqu
Alaylahee runtii
Reexaanta caashaqu
Anay raaxariiriyo
Raga mudanihiisiyo
Shucub lula ku malab
Markay dhigteen
Shucub lula ku malab
Markay dhigteen

Raxmad aan gudhayniyo
Raaxiyo ladnaan
Raxmad aan gudhayniyo
Raaxiyo ladnaan
Rixlin aan kala qalo gurayn
Rixlin aan kala qalo gurayn
Rabaa mahada lee
Raaskeenu nagaa
Raaskeenu nagaa

Rugta aan dagayniyo
Rogrogii jacayl
Rugta aan dagayniyo
Rogrogii jacayl
Duco raagtabaan
Horaha dhigee
U rukuucayaa

Exit mobile version