VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Daruurtaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saalax sanaag
Daruurtaan

Intaan ul iyo diirkeed
Isku duuban aan nahay
Ul iyo diir isku duuban aan nahay
Dar Ilaahay gacaliye
Intaad daacad ii tahay
Intaad daacad ii tahay
2x
Intaad intaad dabcsanaantana
Qalbi ii diyaar tahay
Qalbi ii diyaar tahay
Dareen dareenkiyo jacaylkana
Daamqashada mid qudha nahay
Daamqashada mid qudha nahay
2x
Buurbaan dul saaranahay
Oo daruurtaan la simanahay
Boqor dub leh baan ahay
Darajaan rag dheerahay
Buurbaan dul saaranahay
Daruurtaan la simanahay
Dunidaan U madanahay
Dumarkaan wax dheerahay
2x
Inta aynu dareen qudha
Farxad ugu dul noolnahay
Hoy dareen qudha
Farxad ugu dul noolnahay
Inta uu dubkaaguna
Gibilkayga U damqado
Gibilkayga U damqado
2x
Intaa intaa dabuubtiyo dabuubtiyo
Dulucdaada aan hayo
Dulucdaada aan hayo
Intaa intaa dabiibkiyo dabiibkiyo
Dawadeyda aad tahay
Dawadeyda aad tahay
2x
Buurbaan dul saaranahay
Oo daruurtaan la simanahay
Boqor dub leh baan ahay
Darajaan rag dheerahay
Buurbaan dul saaranahay
Daruurtaan la simanahay
Dunidaan U madanahay
Dumarkaan wax dheerahay
2x

codkii Saalax sanaag, Sahra kiin