ku daayay hadaan ku rabay
ku dhaafay hadaan ku dhibay
kashayda hadaan ku qoray
kaa tiray magacaad lahayd

ka raysaan faray qalbiga
karaamada ha iska ridin
ka kaaftoonbaan is idhi

kal hore hadaan kuu wacnaa
kal iyo laab ku nacay
kal iyo laab hadaan ku nacay
ku jaray maantaba kun jeere
ku jaray maantaba kun jeere
kalaamkaa ku hay qalbiga

ku karhay hadaan ku biday
ku dhawrtay hadaan ku idhi
bogayga hadaan ku qoray
kalkan anigaa dibsaday

ka kaadsaan idhi wadnaha
kohashadu waa duiye
ka guurbaan idhi nabdiga

al hore hadaan kuu wacnaa
kal iyo laab ku nacay
kal iyo laab hadaan ku nacay
ku jaray maantaba kun jeere
ku jaray maantaba kun jeere
kalaamkaa ku hay qalbiga

Exit mobile version