kudaaye hadaan kurabey
ku dhaafey hadaan ku dhibay
kasheyda hadaan kugu qoray
ka tiray magacaad lahayd
ka reysaan faray qalbigaa
karaamada hayskaridin
ka kaaftoon ayaan idhi
kal hore hadaan kuu wacnaa
kal iyo laba kunacey
ku jarey maantaba kunjeere
kalaamkaa ku hay qalbiga
ku kaadey hadaan kubuday
ku dhowrtay hadaan ku idhi
bogayga hadaan kugu qoray
kolkaan anaa diibsadey
ka kaadsaan idhi wadnahaa
kuhashadu waa duliye
ka gurbaan idhi nabdigaa
kal hore hadaan kuu wacnaa
kal iyo laba kunacey
ku jarey maantaba ku jeere
kalaamka ku hay qalbiga

Exit mobile version