VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shantii somali - Lyrics

shalay iyo shuruftaan lahaa shiikh iyo shariif ogaa shacniga nuurkii shaashkii ma iga dhacay shurufliyo shaydaan sharqabe itay ii shireen shax ii dageen shan shanda ma iga jabiyeen kuwan shansanaayay aaway shantii soomaali shacbigaygii inta qaaradood idil miyay u kala shuuren shalay shumicii la ii shiday shaacii shamow oga shidadii la ii maray shalaw may ka tuureen shiray noqotaba shaxor shoobadiyo sharaxan waa la ii tumi shanbalka
Queue is empty
-- / --