1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
shalay iyo shuruftaan lahaa shiikh iyo shariif ogaa
shacniga nuurkii shaashkii ma iga dhacay
shurufliyo shaydaan sharqabe itay ii shireen
shax ii dageen shan shanda ma iga jabiyeen
kuwan shansanaayay aaway shantii soomaali
shacbigaygii inta qaaradood idil miyay u kala
shuuren
shalay shumicii la ii shiday shaacii shamow oga
shidadii la ii maray shalaw may ka tuureen
shiray noqotaba shaxor shoobadiyo sharaxan
waa la ii tumi shanbalka