cirka markii xayaab laga waayoo
kuu xubin nin giga i
dharab xididka qoooyiyo
xafiiirta arki waaye
xanu qadu ma dhaanee
abaar xaalufiyaaa
xoolaha dhamaysaa
gabadh lama xumeeyee
xishoodka haka tagin eebe
xaragada ku dhimo hooyo
intoodani xoortan
xoolaha ha iga raacina
cirka markii laga waayo
dadku xagasha liicdee
ragu uu xarago gabee
ina xabaalo geysiyo
geelu xaragada diidee
xamiilna qaadi waaye
adhina xeerin waayaa
gabadh lama xumeeyee
xishoodka haka tagin aabe
xaragada ku dhimo hooyo
intooodani xoortan
xoolaha haiga raacinaa

Exit mobile version