waa lay jirabayoo
kii aan jeclaabaa
lana kala jiruudoo
jajab noqonayaaye
uma jeedsanooo
ma jeedaaliyee
hajabine aabow
halkee kuu jiraa
ee jaalahaygii
inan yahay jaceylku
kaligaa ma joogee
ifka kala lacdiisii
adna kaala yaabee
hadii uu kujiro calaf
goor ay ahaataba
majalbeedadootee
murugo majiro
jaalaha walaale
jiidhkii dhalaybaa
jilbaha iga xidhayoo
jaranjarta aqalkiyo
jiidaab ma gaadhee
uma jeedsanoo
sida jeedsan waa
kii aan jeclaaa
hajabine aabow
halkee uu jiraa
mee jaalahaygoow
labada isku jeelee
kalgacayku jiitaa
isku ahay gudkiiyoo
loo kala jibaaxee
qalbigaa yuu jabin
dhakhsu kuula jooga
ma jalbeebadoo
meel dheer ma jiro
jaalahaa waraabe

Exit mobile version