wajiga ha ii xumaynoo
ha waydaaynin taladayda
waayadan kalgacalbaa
hurdada waayay helisteeda

wiilyahaw waayahay aan kaa helo

ha ii weecin dhabarkoo
ha waydaynin taladaydaa
waayadan kalgacalbaa
hurdada waayay heliseeda

Exit mobile version