waa doordoorsamaa
waa la igu so dudaa
jirka i dubaaxayee
maxa la ii dayaayoo
la iigu diima ma la iga daaweeyoo
duburday miya
ow daare miya ?
walaxa igu so dagaa
sidii dooradii aan
iska daba wareega

daris iyo dadkey
dayar iyo doqow an
wa la igu daalaye
duul ma i fuule
qookh caashaq miya
maxa i doorihaaye
duburday miyaa
ow daare miya ?
walaxa igu so dagaa
sidii dooradii aan
iska daba wareega

waa daldalmaa kaligey
waana is doorihaa
sidii dabaal ahaan
door ma la wayay
dabiibkeyga yaqaan
waa la iga daahaye
duburday miyaa
ow daare miya ?
walaxa igu so dagaa
sidii dooradii aan
iska daba wareega

Exit mobile version