calanka cirkee u eeke
calamadisa waa ina cisee
caradoo nabadoo ceeshe
candhala ino curatae
aan caano maalno
colaad nooma roone

cafis iyo musaamax
caawaley siraado
soomalay isku calol furnaane
cudur qabiil
ceel kusoo canburne
candhala inoo curatee
aan caano maalno
colaad nooma roone

iraado iyo cawskee
raga caafimaadka
ee soo carfaaye
aan caweyno
cabsi la'aan ciyaarne
candhala ino curate
aan caano maalno
colaad nooma roone

culima diinka iyo cirolaheena
caalumiinta meel ka gaadhay
u caqli celiya kuwa canaadka haye
candhala inoo curate
aan caano maalno
colaad nooma roone

Exit mobile version