Macaanka jacayl waan
U miir beelee
Macaanka jacayl waan
U miir beelee
Ninii la mudaa inaa ka
Maarmaayee
Ninii la mudaa inaa ka
Maarmaayee

Mudadaan isma ogee
Waan kaa murgaaye
Mininkees madee idiin
Mudadiis miyaa

Markii oomaayo dhul ma leh
Markii oomaayo dhul ma leh
Markii oomaayo dhul ma leh
Markii oooooo

Misbaaxda jacayl
Mininka nuurkiisee
Misbaaxda jacayl jacayl
Mininka nuurkiisee
Markaan macaanoow
Ma kaa maarmiyee
Markaan macaanoow
Ma kaa maarmiyee

Mudadaan isma ogee
Waan kaa murgaaye
Mininkees madee idiin
Mudadiis miyaa

Markii oomaayo dhul ma leh
Markii oomaayo dhul ma leh
Markii oomaayo dhul ma leh
Markii oooooo

Exit mobile version