VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waabeeydii caashaqa - Lyrics

waabaydii caashaqaa wadnahay weeraraysaa walwala la walwalaa x2 waagii barya iyo wakhtigii yimaad waydiis kaa waydis kaa waydis kaagaan la wareerayee x2 intii wadkay galin naftay aan waayine walal macaanow iila wadaag wadaan jaceelee wehel ii ahaaw x2 wadaha dhiigaa wadnaha laabta i wel welaayee ha iga waaban waan kaa helee helee yaa xabiibii waan kaa helee helee yaa xayaati x2 sidii wiyil waalanoo kalgaceel wayraxaayaa i waab sadee i waab sadee x2 wax dheefkii ka go'ee wal bahaar kaagee waax yahaa beerka beerka aad i wareentayee x2 intii wadkay galin naftay aan waayine walal macaanow iila wadaag wadaan jaceelee wehel ii ahaaw x2 wadaha dhiigaa wadnaha laabta i wel welaayee ha iga waaban waan kaa helee helee yaa xabiibii waan kaa helee helee yaa xayaati x2
Queue is empty
-- / --