VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waabeeydii caashaqa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Sahruuja siman
Waabeeydii caashaqa

waabaydii caashaqaa wadnahay weeraraysaa walwala la walwalaa x2

waagii barya iyo wakhtigii yimaad waydiis kaa waydis kaa waydis kaagaan la wareerayee x2

intii wadkay galin naftay aan waayine walal macaanow iila wadaag wadaan jaceelee wehel ii ahaaw x2

wadaha dhiigaa wadnaha laabta i wel welaayee ha iga waaban waan kaa helee helee yaa xabiibii waan kaa helee helee yaa xayaati x2

sidii wiyil waalanoo kalgaceel wayraxaayaa i waab sadee i waab sadee x2

wax dheefkii ka go'ee wal bahaar kaagee waax yahaa beerka beerka aad i wareentayee x2

intii wadkay galin naftay aan waayine walal macaanow iila wadaag wadaan jaceelee wehel ii ahaaw x2

wadaha dhiigaa wadnaha laabta i wel welaayee ha iga waaban waan kaa helee helee yaa xabiibii waan kaa helee helee yaa xayaati x2

codkii Sahruuja siman