dhaaxaanku wanaajiyoon waliba kuu hagar baxaayay
dhaax waagii baryaba wacnaan kula raadiyoo
waxyeelo inayku gaadho weheey aankula necbaa
adaan waxba xeerinay ni adiyo wacad aan aqoonin wakhtina igalumiyayee
walaalwaan kaa danaystay waar hoy waankaa danaystay

warkayguna wuu cadyee wixii hore wuu dhamaaday
ka waayaysidaan rabee anigu anigu adiga waa kudaayay
dhaaxaan ku waaniyoo talana kuu waa rideeyay
dhaaxaan waji faraxaniyoo wanaaga ku gu qaabiloo inaad war washoo dhibtooto weheey aanku la necbaa
adaa wiiqay danteena xidhiidhkeeni waxyeelay wakhtina iga lumiyayee yaroow tasho maan ku leeyahay
waarhoo tashomaan kuleeyahay warkayguna wuu cadyee kawaayay sidaan rabay anigu adiga waan ku daayay

Exit mobile version