VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaanto - Lyrics

been ma sheegtooy hablaha ugu bilicsan hee walaalo adaan dumarka badan kaala bixi lahaa boqolaal ragaan kaala bixi lahaa bogsan waayoo cishqigu iga dhigay bariid hee walaalo ha badalin axdigii waaban kula bixiye ma bogsado cishqigu waabad ila bixiye bankii qoraxy iyo dhul beereedkii shabeele badhtankeeda afdheeriyo jarar baad ku baarbaartayoo baladkii jigjiga boholyawga jacaylka adigaa igu beerayoo bidhaantaadaan raadinayaa mudo badan jacaylkaan bogaba ka jaray hee walaalo qaaya badan janooy i barkaday dartaa ala beerkay miyuu ku barkaay cishqigu balwadiyo hirwadaan u banaan baxaynee haye wiiloow baar habloodeey hadmaad beegsan boqole wiil hooy bashiiroow hadmaad beegsan bilan hablood beernugayl buu cishqigu iigu kaa baahiyoo hee walaalo barashadeenu waa bar wajiga ku taaal barashadeenu waa bar wadnaha ku taaal wadankeena balaadhanee khayraadkeedu ka dhex buuxo barwaaqadu taalo iyo bulshadii nogbeediyo miyaad boooqatay faafan iyo buurtii siti iyo ma u banaanbaxday dooloow liiban miyaad beryo joogtay naftu way ku boogsanee bartaad adigu jooogto bulshada jeclaa hee walaal o sidii bilaha ciida laguu baadi goob adna boqol ka roonoow la iikaa bidhbidhi
Queue is empty
-- / --