1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
been ma sheegtooy
hablaha ugu bilicsan
hee walaalo
adaan dumarka badan kaala bixi lahaa
boqolaal ragaan kaala bixi lahaa
bogsan waayoo cishqigu
iga dhigay bariid
hee walaalo
ha badalin axdigii waaban kula bixiye
ma bogsado cishqigu waabad ila bixiye
bankii qoraxy iyo
dhul beereedkii shabeele
badhtankeeda afdheeriyo
jarar baad ku baarbaartayoo
baladkii jigjiga
boholyawga jacaylka
adigaa igu beerayoo
bidhaantaadaan raadinayaa
mudo badan jacaylkaan bogaba ka jaray
hee walaalo
qaaya badan janooy i barkaday dartaa
ala beerkay miyuu ku barkaay cishqigu
balwadiyo hirwadaan u banaan baxaynee
haye wiiloow
baar habloodeey hadmaad beegsan boqole wiil
hooy bashiiroow hadmaad beegsan bilan hablood
beernugayl buu cishqigu iigu kaa baahiyoo
hee walaalo
barashadeenu waa bar wajiga ku taaal
barashadeenu waa bar wadnaha ku taaal
wadankeena balaadhanee
khayraadkeedu ka dhex buuxo
barwaaqadu taalo
iyo bulshadii nogbeediyo
miyaad boooqatay faafan
iyo buurtii siti iyo
ma u banaanbaxday dooloow liiban
miyaad beryo joogtay
naftu way ku boogsanee
bartaad adigu jooogto bulshada jeclaa
hee walaal o
sidii bilaha ciida laguu baadi goob
adna boqol ka roonoow la iikaa bidhbidhi
codkii Salma Muxiyadiin