nuuroow jacaylkani
waa mid igu nagaadayo
igu nudan halbawlaha
ma nuuxnuuxsan karayee
noolayaal is jecel baa
naxariista eeebiyo
nasri caafimaad hela
inaguna naruuuriyo
niyadsamida caashaqa
waan ku naaxii dooonaa

nidar waxaan ku marayaa
nimaan adiga kaa ahayn
inaan xilo u noqonayn
niyadaada wcanbaa
naxli kaa fogaysoo
illaahbaa nasteeexiyo
kuu nisbeeyay neecaw
inaguna naruuuriyo
niyadsamida caashaqa
waan ku naaxii dooonaa

Exit mobile version